War deg deg ah: dil ka dhacay goowdhow magaalada baladweyne

by admin | Tuesday, Sep 18, 2018 | 951 views

wararka  naga soo garaya  magaalada baladweyne ayaa shegaya  in uu  goordhaw  uu ka dhacay  gudaha magaaladas  dil qof shacab ah.

 

Qofka la dilay waxaa la sheegay in uu ahaa Shacabka waxaana toogtay Koox Hubeysan.

Gacan ku dhiiglayaasha ayaa baxsaday,waxaana durba bilowday howlgal Ballaaran oo Dableydaasi lagu raad joogo.

Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya qaabka dilka udhacay,qaarkood dadku waxay sheegeen in Bistooladleey ay dilka geysteen halka warar kale ay leeyihiin Qori AK47 Qolyo watay ay dilka fuliyeen.

Ciidamo Fara badan ayaa lasoo dhoobay Inta udhaxeysa Saldhiga Booliska ilaa Ex Xerada Ciidankii Hore Ee Daraawiishta B/weyne kuwaasi oo Amniga sugaya.

 

ma jirto wax ka hadlay  laamaha  aminga  iyo maamulka  gobolka hiiraan.

laso wixii soo kordha.

Like it? Share it!

Leave A Response