War deg deg ah:Xiisad kataagan magaalada baladweyne

by admin | Wednesday, Jul 4, 2018 | 912 views

wararka  naga soo  garaya  magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaa sheegaya  in ay ka taagantahay xiisad u dhaxeyso laba beelood oo wada daga   gobolkas  ;

wararka qaar ayaa sheegaya  in ay  jiraan xoolo la kala dhacay   mana jirto wax ka tirsan hirshabeele  iyo maamulka gobolka hiiraan oo ka hadlay xiisadaan taagan ;

lasoco wixii soo kordha

Like it? Share it!

Leave A Response