War degdeg ah: Ciidamada Ethopia Oo Gudaha Somaliya Ka Af Duubtey Dad Iyo Gaadiid

by admin | Wednesday, Jun 5, 2019 | 699 views

Ciidamada Liyuu Bolis Ee Dowlad Deegaanka Somalida Dhulka Itoobiya Xooga Kuhaysato Oo kasoo Talaabay Xadka Dhinaca Gobolka Hiiraan Ayaa Ilaa 5 Gaadiidka Loo Yaqaano Cagaf Cagafta Iyo 10 Qof Oo Beera Qodato Ah Ka Af Duubtay Agagaarka Deegaanka  Xuday Wagle  Oo Qiyaastii 35Km Dhanka Waqooyi Kaxiga Magaalada Baladweynbe Waxana Ay Ukexeeysteen Gudaha Dhulka Ay Itoobiya Maamusho Gaar Ahaan Degmada Feer Feer Oo Ah Xadka Somaliya Iyo Itoobiya

Like it? Share it!

Leave A Response