wasiir kala tuuray gabar waardiye ahayd oo is casilay

by admin | Friday, Feb 7, 2020 | 730 views

wasiirkii arrimaha sharciga Rwanda, Evode Uwizeyimana ayaa xilka iska casilay kaddib markii uu kala tuuray haweeney waarddiye ah.Isniintii ayay aheyd markii wasiirka uu tallaabadan ku dhaqaaqay, sida barta Twitter-ka uu ku shaaciyay qof goob jooga ah.

Evode ayaa raali gelin ka bixiyay dhacdada isla markaasna ka qoomameeyay waxa dhacay.

dad badan ayaa arintaan soo dhaweeyay waxaana dadka qaar ay shegen in  uu wasiirka samey arinfican.

Like it? Share it!

Leave A Response