Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

11,000 kun oo arday oo maanta Imtixaan u fadhiistay Somaliland

by admin | Saturday, Jun 27, 2020 | 562 views

Imtixaanka Shihaadiga Dugsiyadda Sare ee Somaliland ayaa maanta si rasmi ah uga bilowday degaanada maamulka Somaliland sida ay shaacisay Wasaaradda Waxbarashada maamulka Somaliland.

Hal maalin ayay dhammaan gali doonaan Ardayda toban maado Sababo la xariira ka hortagga Cudurka Covid19.

Tiro ku dhaw 11,000 kun, oo arday ayaa saaka ufadhiistay imtixaanaadka dugsiyada sare ee Somaliland.

Maanta ayuu daah furmay imtixaanaadku isla maantana waa lasoo afmeerayaa.
Safmarka COVID’19 awgii.

Laba boqol oo goobood ayuu si rasmiya imtixaanku uga furmay gobolada Somaliland.

Like it? Share it!

Leave A Response