wararka naga soo garaya magaalada baladeyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaa shegaya in uu dagaal ka socda gudaha magaalada baladweyne.
qar ka mid ah dadka ku nool magaaladas ayaa shegay in ay maqlen jug culus.
dagaalka ayaa lagu qaaday fariisin cidamada dowlada ay ku leyihin magaaladas.
dhinaca kale magaalada baladweyne waxaa ka tagan xisad ka dhalatay gaadiid lagu kala dhacay gudaha magaaladas.
laso wixii soo kordha