Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in ay dagaalka saaka ka dhacay duleedka Laascaanood ku qabatay 20 maxbuus, 2 baabuur, 15 qori oo kuwa culus ah iyo hub fudud oo tiro badan. Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye, oo warbaahinta Hargaysa kula hadlay, ayaa sheegay in dagaalka saaka ay ku gacan sareeyeen oo ay qabsadeen maxabiis iyo hub badan. “Somaliland...
Author Archives: admin
Gudoomiyaha degmada Doolow ee Gobolka Gedo Maxamed Xuseen Cabdi lafeey ayaa shir gudoomiyay shirka amniga Degmada Doolow iyo deegaanada hoos-yiimaada. Shirka amniga looga hadlayay waxaa ka qeybgalay maamulka Deg. Doolow, laamaha amniga iyo Guddi xafadeedyada, inta uu socda shirka waxaa diradda lagu saaray adkeynta amniga iyo wadda-shaqeynta laamaha amniga. Gudoomiye...
Dagaal aad u xooganaa, isla markaana saacado badan qaatay ayaa saaka duleedka Magaalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool waxaa uu ku dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo kuwa degaanka ee la Magac baxay SSC. Davaalka ayaa sigaar ah uga dhacay Bariga Magaalada Laas-Caanood iyo Aaga Saldhigga Ciidamada Somaliland ee Goojacadde, waxaana dagaalka Maanta ka dhashay khasaaro...
Wararka naga soo gaaraya duleedka Magaalada lamu ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday Gaari ay leeyihiin Ciidamada Kenya, waxaana ka dhashay khasaaro isigu jira dhimasho iyo dhaawac. Wararka la helay ayaa sheegaya in qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso uu ka dhacay inta u dhaxaysa deegaannada Kiyuunga iyo Shangaani oo ka tirsan...
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay inay dawladdiisu ay taageeri doonto ansixinta xubinimada Finland ee Isbahaysiga NATO, taasoo u fududaynaysa in dalkaasi uu xubin buuxda ka noqdo NATO. Hadalkan ayaa ku soo beegmay iyada oo uu dalka Turkiga ku sugan yahay madaxweynaha Finland Sauli Niinisto, isaga oo la kulmay madaxweyne Erdogan. Sweden iyo Finland...
Kooxo hubeyasn ayaa Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa ay kudileen Wiil dhalinyaro ah oo kamid ahaa dadka kunool Magaalada Beleweyne, iyaga oo dilka kadib goobta ka baxsaday. Goobjoogayaal ayaa u sheegay warbaahinta in Kooxaha hubeysan oo ahaa Burcad doonayay inay dhac u geystaan ay Wiilka dhalinyarada ah oo lagu magacaabi jiray Maxamed Muuse Shiiraar...
Baaritaan hordhac ah oo ay sameeyeen Ciiddanka Gobalka Kurdistan ee dalka Iraq ugu qaabilsan La-dagaalanka Argagixisada ee ayey ku sheegeen in Dagaalamayaal ka tirsan Xusbiga Shaqaalaha Kurdistan ee PKK ku dhinteen Diyaarad Helikobtar ah oo xalay ku burburtay Degmadda Chamanke ee Gobalka Duhok ee Waqooyiga dalka Iraq. Qoraal ka soo baxay Ciiddanka Kurdistan CT ayaa lagu...
Alla ha u naxariistee rag hubeysan ayaa Usaama Ibraahim Sagaare oo ahaa 20 sano jir, Soomaali ah ku dilay magaalada Edmonton ee gobolka Alberta ee dalka Canada. Ibraahim Sagaare oo ah Aabaha marxuumka ayaa warbaahinta gudaha u sheegay inuu maqlay dhawaqa rasaas gaareysa ilaa toddoba, kadibna marka uu bannaanka ubaxay uu arkay wiilkiisa oo la toogtay shan mar. Usaama Ibraahim...
Waxaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay Maanta ka furmay shirka Golaha wadatashiga Qaran ee u dhaxeeya Madaxda Sare ee dowladda, dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir. Shirka ayaa waxaa guddoominaya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana looga hadlayaa qaab dhismeedka amniga qaranka, hannaanka federaaleynta maaliyadda, doorashooyinka...
Waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ee manta ah in Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay uu ka furmo shirka u dhaxeeya Madaxda Sare ee dowladda Soomaaliya, Madaxda dowlad goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir. Shirka oo qorshuhu ahaa in 14-ka Bishaan uu furmo ayaa dib uga dhacay kadib markii Madaxweyne Xasan Sheekh oo furaya uu safar deg deg ah ugu baxay...