Cali Jeyte Cusmaan oo Mar Saddexaad loo Magacaabay gudoomiyaha Hiiraan{AKHRISO}

by admin | Monday, Mar 30, 2020 | 536 views

Kadib Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamulka  HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare  Waxaa Xilkii looga qaaday Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan Md Cali Maxamed Caraale waxaana Xilkaas loo Magacaabay Md Cali Jeyte Cusmaan.

Gudoomiyaha Cusub ayaa horay u soo noqday Gudoomiyaha gobolka Hiiraan  Saddex jeer.

Like it? Share it!

Leave A Response