Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

wararka naga soo garaya  magaalada  baladweyne ee xarunta  gobolka hiiraan  aya sheegaya in bamgacmeed lagu tuuray guri ay daganaayeen dad shacab ah  oo ku yaala   xaafada-howl wadaag  ee magaalada baladweyne. qarax  ka dib  ciidamada dowlada soomaaliya ayaa gaaray  goobta waxaana ay  baaritaano ka sameeyeen   xaafada-howl wadaag  ee   magaalada  baladweyne...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari ayaa si cad maanta u sheegay inuu ka wel welsan yahay jiritaanka Golaha Shacabka,isagoona tilmaamay in weerar cad lagu soo qaaday. Guddoomiye Jawaari oo jahwareer siyaasadeed ku furan yahay ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay faraha kula jirto shaqada Golaha Shacabka,islamarkaana Taliyeyaasha Ciidamada la...

Wasiirka maaliyada maamulka Hirshabeelle ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa ku sheegay in Shirkadaha Jaadka keena magaalada Beledqeyne ay kordhiyeen Canshuurihi ay ka qaadi jireen. Wasiirka ayaa sheegay laga bilaabo 5 Apr 2018 ay kordhiyeen canshuuraha laga qaadi jiray jaadka iyo Tubaakada Sigaarka ee ka soo daga garoonka Diyaaradaha ee Ugaas Khaliif ee magaalada...

Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay saq dhexe waxa ay xireen wadooyinka waa weyn ee magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, maadaama maanta lagu balansan yahay kulanka Baarlamaanka oo xiisad siyaasadeed wata. Kulanka Baarlamaanka ayaa saakay lagu balansan yahay xarunta Golaha Shacabka 09:00 subaxnimo, waxaana looga hadlayaa laba Ajande oo...

War qoraal ah oo xalay ka soo baxay Hay’addaha Amniga Dowladda Federaalka ayaa waxaa hadlay arrimo ku saabsan sugidda amniga kulanka Baarlamaanka ee maanta. Sida warqada ka muuqata waxaa warkan si wadajir ah u soo saaray Talisyada ciidamada Booliska, Xoogga dalka, Nabad Sugidda iyo Asluubta, waxayna kaga hadleen ilaa Saddex qodob oo quseeya kulanka Baarlamaanka. Hay’adaha...

Wararka naga soo garaya magalada  baladweyne ee xarunta gobolka  hiiraan aya sheegaya  in  ay jirto xiisad u dhexaysa wariyasha  ka howgala magalada baladweyne    iyo maamulka  gobolka hiiran . Xiisadaan ayaa timid ka dib markii  ay warbixino  ka diyaariyen wariyasha  gdib u soo laabashada ciidamada dowlada soomaaliya iyo kuwa amisom oo dhawaan ka baxay magalada...

Iyadoo wali ay cakirnaan siyaasadeed ka dhextaagan tahay Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Xildhibaanada loo kala diray labo farriimo oo iska soo horjeedo, kaasoo ah labo ajande oo u kala gaar ah Xildhibaanada mooshinka ka keenay Jawaari iyo kuwa ka soo horjeeda. Farriin qoraaleed uu ku qornaa Guddoomiye kuxigeenka 1aad C/wali Muudey ayaa lagu wargeliyay Xildhibaanada...

Ku dhawaad 9  qof ayaa ku dhimatay Qarax ka dhacay degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan sidda ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiinta degmadaasi. Qaraxaan oo ahaa Miinadda Nuuca dhulka lagu Aaso ayaa la sheegay in ay la kacday dad Shacab ah oo la sheegay in qaarkood ay saarneeyeen gaari Dameer. Dadka uu Qaraxu haleelay ayaa kusii jeeday degaanka Buqaqable ee gobolka Hiiraan,...

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa sheegtay in marnaba aysan is khilaafeyn isaga iyo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo,islamarkaana si niyad wanaagsan ah uwada shaqeyn doonaan mudada ay wada joogaan. Wuxuu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ku guuleysatay iney bixiso mushaarkii Ciidamada iyo shaqaalaha rayidka,taasina ay muujineyso...

wararka naga  soo garaya magaalada  baladweyne ee xarunta  gobolka   hiiraan ayaa sheegaya in magaaladas lagu afduubtay laba qof  oo shacab ah   afduubkaan ayaa yimid ka dib markii  gudoomiyha  maxkamada daraja kood  uu  xukun ku riday    qof lasheegay  in uu  horay u dilay qofkale  balse  laba  beelood ay kala  qaateen diyo. labadaan  laga afduubtay...