Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne ugu magacaabay Marwo Maryan Yaasiin Xaaji Yuusuf Ergeyga Gaarka ah ee u qaabilsan Arrimaha Carruurta iyo Xuquuqda Soo-Galootiga. Warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu yiri, “Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo raacaya Qodobbada...

Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir oo howlgal ka sameeyay garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen 5 Sargaal oo kamid ah Shabakad ballaaran oo Booliisku uga shakisan yahay in ay Musuq-maasuq iyo Wax-isdabamarin wadeen. Warsaxaafadeed ka soo baxay Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir ayaa lagu yiri, “waxa uu gacanta ku dhigay 5 Sargaal...

India ayaa la filayaa inay China kala wareegto dalka ugu dadka badan adduunka kahor dhammaadka bisha June ee sanadkan, waxaa sidaas maanta muujisay qiyaas ay sii daysay Qaramada Midoobe. Isbeddelkan ayaa la filayaa inuu muujiyo in shacabka India ay gaaraan 1.4286 bilyan — taasi oo ku dhowaad saddex milyan ka badnaan doonta kuwa China oo noqonaya 1.4257 bilyan — sida...

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sameeyay magacaabis nooc cusub ah, isaga oo ergeyga gaarka ah ee u qaabilsan arrimaha carruurta iyo xuquuqda soo-galootiga u magacaabay Marwo Maryan Yaasiin Xaaji Yuusuf. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in ergeyga cusub ay aqoon iyo khibrad wanaagsan u leedahay ilaalinta arrimaha carruurta iyo xuquuqda soo-galootiga,...

Ilaa 200 milyan oo doolar ayaa magdhow ahaan loo siinayaa qoysaska askarta ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika (AU) ee lagu dilay Soomaaliya tan iyo 2007-dii, taasoo lagu dallacay howlgalka nabad ilaalinta ee Midowga Afrika. In ka badan $175 milyan oo lacagtan ka mid ah ayaa ku baxaysa magdhowga qoysaska askarta looga dilay dagaalka Soomaaliya, halka 15 milyan oo...

saameynta ka dhalatay dagaalka bishii saddexaad ka socda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa sii korodhay, taasi oo si weyn looga dareemayo gudaha Somaliland. Dagaalka Laascaanood ayaa waxa ka dhalatay saameyn dhaqaale, oo inta badan laga dareemay suuqyada Somaliland, iyada oo gebi ahaanba uu joogsaday isku socodkii ganacsi ee Somaliland iyo deegaanada SSC. Qaar...

rgeyga Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Bini’aadannimada iyo gurmadka Abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa si weyn ugu dhaliilay xukuumadda ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre, oo uu sheegay in isdhex-yaac uu ka jiro hay’addaha dowladda. Ergeyga oo booqasho ku jooga magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa wareysi uu siiyay VOA...

Saraakiisha hoggaaminaysa ciidamada ku dagaalamaya dalka Sudan ayaa ku heshiiyey xabbad-joojin soconaysa muddo 24 saacadood ah, oo ka billaabmaysay fiidnimadii Talaadada. Xabbad-joojinta ayaa timid kadib cadaadis uga yimid xoghayaha arrimaha debedda ee Maraykanka Antony Blinken oo ku saabsan joojinta dagaalka lagu hoobtay ee ka dhacay caasimadda dalka Sudan ee Khartoum...

Wasiirka arrimaha gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Wafdiga wasiirka waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyey wasiir dowlaha arrimaha gudaha Galmudug Cumar Maxamed Diiriye, wasiirka amniga Galmudug Maxamed Cabdi Gaboobe iyo mas’uuliyiin kale. Wafdiga oo uu qayb ka...

Talyaanigu wuxuu ku lug lahaa dadaallada lagu horumarinayo xasilloonida, amniga, iyo horumarinta dhaqaalaha gobolka geeska Afrika, wuxuuna isku dayay inuu sii xoojiyo xiriirka uu la leeyahay saaxiibadiisa muhiimka ah, oo ay ku jiraan Soomaaliya iyo Itoobiya. Talyaanigu wuxuu ku lug lahaa mashaariic kala duwan oo dhaqaale iyo kaabayaasha dhaqaalaha ee gobolka, gaar qhaan...