Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Ruushka iyo Ukraine ayaa isweydaarsaday in ka badan 200 oo maxaabiis dagaal ah, sida laga soo xigtay masuuliyiin ka kala tirsan labada dhinac. Wasiirka difaaca ee Ruushka ayaa sheegay in Ukraine ay sii daysay 106 askari oo ka tirsan ciidamada Ruushka, halka agaasimaha xafiiska madaxweynaha Ukraine uu sheegay in Ruushkuna sii daayey 100 maxbuus oo ay hayeen. Labada dhinac...

Waxaa Maanta xiran inta badan waddooynka waaweyn ee Caasimadda Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay inay Maanta Muqdisho ku soo wajahan yahay wafdi Heer Caalami ah oo ka socda Caalamka. Wararka aan helnay ayaa sheegaya in Muqdisho uu kusoo wajahan yahay wafdi uu hoggaaminayo Xoghayaha guud ee Qaramada midoobey Antonio Guterrs, waxaana dhammaan xiran laga...

Kusimaha Madaxweynaha Hirshabelle ahna Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Maamulkaas Mahad Xasan Cismaan ayaa kulan laqaatay Maamulka Gobalka Shabellada Dhexe kan degmada Jowhar Xubno katursan labada gole ee Hirshabelle iyo Saraakiil katirsan  ciidamaada Hirshabelle Kusimaha Madaxweynaha ayaa warbixin ku saabsan Amniga iyo Fatahaadaha ka dhageystay Gudoomiyaha...

Ciidamada booliiska ee magaalada Sheffield oo ku taalla woqooyiga Ingiriiska ayaa bilaabay baaritaan, kaddib markii wiil Soomaali ah oo labaataneeyo jir ah toogasho lagu diley xaafadda Gleadless oo ku taala magaaladaasi. Booliska ayaa markii uu falkan toogashada ah dhacay ay tageen goobta, iyaga oo arkay dilka wiilka 20 jirka ah, kadibna ay ku wargeliyeen qoyskiisa maadaama...

Israsaasayn ayaa laga maqlay magaalooyin ka tirsan gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya, iyada oo kumanaan qof ay dhigeen mudaharaad ay kaga soo horjeedaan amarka xukuumadda dhexe ee Itoobiya ay doonayso inay ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee gobollada ay ugu kala darto ciidamada Booliska iyo kuwa milateriga. Xubno ka tirsan ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee...

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka uga go’an tahay in xal laga gaaro khilaafka siyaasadeed ee kala dhaxeeya ee Dowlad Goboleedka Puntland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni. Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, oo wareysi siiyay wargeyska The East African ee ka soo baxa dalka Kenya waxa uu ku muujiyay kalsooni uu...

Dowladda Costa Rica ayaa xirtay oo masaafuriyay Lutrnan Warsame Faarax, oo lagu sheegay inuu yahay curadka hoggaamiye sare oo katirsan kooxda Al-Shabaab. Ninkaan ayaa lagu xiray dalka Costa Rica, halkaasoo uu hoteello ku deganaa, isagoo isticmaalayay aqoonsiyo been abuur ah iyo baasaboor Swedish ah oo qof kale uu leeyahay, sida ay sheegtay dowladda Costa Rica. Ninkaan...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaqliya Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, FEI Shengchao. Ra’iisul Wasaaraha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka faca-weyn ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha ee dhinacyada siyaasadda, iskaashiga, amniga, horumarinta dhaqaalaha iyo arrimaha...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqasho Ku tagay deegaanadii u dambeeyay ee laga saaray Ururka Al-Shabaab ee katirsan Gobolka Gobolka Jubada Hoose. Deegaanada oo ay gacanta ku hayaan Ciidamada kala duwan ee Maamulka Jubbaland ayaa kala ah Aw qumbaale, Ceelcad, Canjeel, harboole  iyo Janaay Cabdalle, halkaas oo ay Al-Shabaab maamuli...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa qaabilay Ergayga Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland oo ay kawada hadleen dib usoo celinta wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Somaliland.   Ismaaciil Cumar Geelle, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo martigeliyay fadhiyo badan oo ay yeesheen Madaxda Dowladda Federaalka iyo Somaliland...