Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka BJFS Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka BJFS Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa shir guddoomisay kalfadhiga 2aad kulankiisa 3aad ee Golaha Shacabka Baarlamanka jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya oo ay maanta goobjoog ahaayeen 141 Xildhibaan. Kulanka ayaa waxaa hor yimid...

Kulan ay Garoowe ku yesheen inta badan ururada Siysadadda ee Puntland iyo Madaxweynaha Puntland ayaa isla qaatay qaar ka mid ah qodobo ay horey u soo gudbiyeen Ururada isku diiwaan galiyay Siyaasadda Puntland. Geesta kalena Qaar kamid ah ururadii aan ka qaybgelin kullanka ayaa warmurtiyeed ay soo saareen xalay ku eedeyay Madaxweynaha Puntland in uu ka weecday Dhabbihii...

Monday, December 19, 2022 Logo HOMEWARARKANEWS ENGLISHCAYAARAHACAALAMKALIVE RADIOCONTACT US Home Wararka Dagaal ka dhacay Shabeellaha Hoose & faah faahin laga helayo Wararka Dagaal ka dhacay Shabeellaha Hoose & faah faahin laga helayo December 19, 2022 ShareFacebookTwitterPinterestWhatsApp Dagaal xoogan oo leysku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa...

Ciiddan ka tirsan Hay’adda Socdaalka ee dalka Zambia ayaa waxay bishan December 14-dii u dhaceen Guri lagu hayey Tahriibayaal ka soo kala jeeda dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya. Shabakada Times of Zambia oo aan Warkan ka soo xiganay ayaa qortay inay Ciiddanka qaadeen Hawlgalkaasi, kadib, markii lagu soo wargeliyey in Guri ku yaalla Degmadda Chibombo ee Bartamaha dalkaasi...

Wafdi heer federaal ah ee maanta gaarey magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, waxaana horkacayay Wasiirka Wasaaradda haweenka iyo arimaha qoyska Marwo Khadiijo Maxamed Diiye. Sidoo kale wafdiga waxaa qeyb ka ahaa wasiirada wasaaradaha haweenka ee dowlad goboleedyada dalka, waxaana Baydhabo ku soo dhoweeyey Wasiirka Wasaaradda haweenka Koonfur Galbeed iyo mas’uuliyiin...

Ciidanka Booliska Gaarka ah Ee Haramcad ayaa Howlgal Qorshaysan oo ka dhan ahaa Urrurka Al-Shabaab ka fuliyey deegaanka Ceel-Cali oo qiyaastii 15km u jira deegaanka Number 50 ee gobolka Shabeellaha Hoose. Taliyaha Ciidanka Gaarka ah Ee Haramcad Gaashaanle Cabdixamiid Cabdullaahi Fanax oo howlgalka hoggaaminayay ayaa sheegay in ay burburiyeen xarun Maxkamada oo ay Al-Shabaab...

Milatariga Maraykanka ayaa sheegay inay laba duqayn lala beegsaday maleeshiyaad ka tirsan ururka Al-Shabaab nawaaxiga Cadale ee gobolka Shabeellada Dhexe. War-saxaafadeed kasoo baxay taliska milatariga ee AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqaymuhu kala dhaceen 14-kii iyo 17-kii bishan December, laguna kala dilay isugayn 15 maleeshiyaad ah oo ka tirsan Al-Shabaab. AFRICOM waxay...

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in xalay mas’uul sare ee oo ka tirsanaa maamulka degmada Afgooye lagu dilay degmadaasi, kadib markii ay weerar ku qaadeen rag ku hubeysnaa bistoolado. Marxuumka oo lagu magacaabi jiray Maxamed Xaaji Xasan ayaa ahaa guddoomiyaha dhalinyarada degmada iyo sidoo kale guddoomiye waaxeedka Xaawo Taako ee Afgooye. Kooxda...

Wasiirkii hore ee Amniga Maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan, Xildhibaan Senoter Fartaag iyo mas’uuliyiin kale ayaa kulan gaar ah ku yeeshay degmada Doolow ee Gobolka Gedo. Mas’uuliyiintaan oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa gobolka gedo ayaa kulankooda waxaa ay kaga hadleen xaaladda amni ee Gobolka Gedo iyo sidii loo bilaabi lahaa dagaalka ka...

Ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa in la dilay Yuusuf Maxamad Jingaab. (Wasiir) oo ahaa Sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab, kaas oo dowladdu sheegtay in halis wayn uu ku ahaa badqabka Shacabka Soomaaliyeed. Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Yuusuf Jingaab uu ka mid ahaa xubnaha ugu...