Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa shacabka ugu baaqay in ay is-diiwaangeliyaan, isaga oo xisbiyada iyo ururrada ugu baaqay in ay soo bandhigaan aragtidooda iyo ololahooda marka ay doorashadu dhacayso. Biixi, ayaa shacabka ku booriyay inay ka qayb-qaataan diwaan-gelinta codbixiyayaasha ee bilaabmaysa 28-ka bishan, waxaanu si gaar ah baaq u diray qaar ka mid...

Wasiirkii hore ee amniga Jubbaland Cabdirishiid Janan oo gaaray gobolka Gedo ayaa sheegay in uu halkaasi u tagay in uu fuliyo baaqii madaxweyne Xasan Sheekh ee ahaa in lala dagaalamo Al-Shabaab, lana abaabulo shacabka. Janan ayaa gaaray magaalada Dooloow, wuxuuna qeyb ka ahaa wafti uu hoggaaminayay Senator Jeneraal Cabdullaahi Fartaag, kuwaas oo markiiba heshiis la gaaray...

Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka federaalka ee laga soo doortay degaanada maamulka Koonfur Galbeed ayaa walaac ka muujiyay xaaladda siyaasadeed ee maamulkaas kana digay muddo kordhin loo sameeyo madaxwene Laftagareen. War Wadajir ah oo ay soo saareen Xildhibaanada ayay ku sheegeen sida ay muhiim u tahay in aan wax muddo kordhin la sameyn. Xildhibaannada ayaa ugu...

Midowga Yurub ayaa ugu hanjabay milkiilaha Twitter-ka Elon Musk in lagu soo rogi doono cuna qabateyn, kadib markii dhowr wariye oo ka hadlay arrimaha shirkadda si lama filaan ah loogga xiray akoonadooda. Weriyeyaasha New York Times, CNN iyo Washington Post, ayaa kamid ahaa kuwa laga xiray akoonnada. Guddoomiyaha Midowga Yurub, Vera Jourova, ayaa sheegtay in sharciga cusub...

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay Howlgal Ciidanka Xoogga Dalka, Ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA, Ciidanka dadka deegaanka ah ee loo yaqaan Macawiisleyda iyo saaxiibada Caalamka ay ka sameeyeen Gobolka Shabeelaha Dhexe. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo warbaahinta la hadlay ayaa...

Waraabe ayaa Weerar ku qaaday gabar yar oo 5 Jir ah, isaga oo qaatay gebi ahaanba ilmaha yar isaga oo gaarsiiyey dhaawacyo madaxa u badan, balse dadka deegaanka iyo ehalada ilmaha oo ku naxay sida Waraabuhu u qaatay ilmaha yar ayaaa ka dhigay, dhacdadan oo kaa dhacday Degmada Macalin Haaruun ee Magaalada Hargeysa ayaa abuurtay welwel iyo cabsi ku aaddan duurjoogta oo...

Ciidamo katirsan kuwa Nabadsugida Soomaaliya iyo Ciidamada Burundi eek amid ah howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS ayaa howlgal wadajir ah waxaa ay ka sameeyeen duleedka Magaalada jowhar ee caasimadda Hir-Shabeelle. Howlgalka oo ahaa intiisa badan mid miino baaris ah ayaa Ciidamada waxaa ay sigaar ah uga fuliyeen inta u dhaxeeysa Garoonka diyaaradaha iyo Magaalada Jowhar...

Militariga Britain ayaa ku dhawaaqay inay bilaabayaan baaritaan ku aadan wararka sheegaya in ciidamadooda gaarka ah ay tobanaan dilal sharci darro ah ka fuliyeen dalka Afghanistan. Wasaaradda Difaaca ee Boqortooyada Midowday waxay aqbali doontaa dalabaadka muddada dheer ee “baaritaan madax-bannaan oo qaanuuni ah,” wasiirka difaaca Andrew Murrison ayaa ka sheegay Aqalka...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galaya Madasha Iskaashiga Afrika iyo Maraykanka ayaa kulan doceedyo la qaatay dhigiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Museveni iyo Kenya William Ruto. Madaxweynaha ayaa la wadaagay Madaxweyneyaasha Uganda iyo Kenya xaaladda dalka iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, isagoo xusay guulaha wax...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in shanti sano uu mucaaradka ahaa uu ka shaqeynayay sidii dalka looga saari lahaa Al-Shabaab. “Markii aan ku guuldareystay doorashadii 2017-kii oo aan xilka ka maqnaa muddo shan sano ah, muddaas aniga, xisbigeyga iy waxgaradka waxaa inoo soo baxday waxka baddalka wacyiga bulshada iyo aragtidooda ku aadan ururkan,...