Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

7dii Oktoobar 2023 maanta oo kale waa markii uu billowday dagaalka & duqeynta is dhinac socda ee Magaalada Gaza kuwaas oo galaaftay nolosha in ka badan 10,000 oo Falastiiniyiin ah iyo Yuhuud badan oo aan tira-koob rasmi ah laga heyn. Dagaalkaan oo ku billowday howlgal cajiib ahaa oo Xamaas gaar ahaan Guutada lagu magacaabo ‘Duufaan Al-Aqsaa’ ay ku gashay xeryo...

Waxaa cabsi xooggan laga muujinayaa saameynta taban ee ka dhalan karta Daadadka roobka Dayrta iyo fatahaad ay sameyn karaan Webiyada Jubba & Shabeelle iyada oo Dadka degen hareeraha Webiyadaas loogu baaqay in ay feejignaan dheeraad ah ay muujiyeen. Saacadihii u dambeeyay waxaa Muqdisho iyo deegaanno kala duwan oo ka kala tirsan Dowlad-Goboleedyada ka dhacay kulamo...

Ciidanka Xoogga Dalka Qaybta 21aad oo gacan ka helaya Dadka deegaanka iyo Daraawiishta Galmudug ayaa la wareegay deegaanka Baraag Maxamed Daa’uud oo 16 KM u jira deegaanka Dabagalo ee Gobolka Mudug. ⓘ Howlgalka lagu xoreeyay degaankan ayaa waxaa horkacayey taliyaha Qaybta 21aad Gaashaanle Sare Cabdi Salaad, Taliyihii hore ee Qaybta General Xasan Jaamici. Ciidamada...

Richard H. Riley oo madaxweynaha dalka Maraykanka uu u magacaabay danjiraha Soomaaliya, ayaa la filayaa inuu dhawaan xilka si rasmi ah ula wareego. ⓘ Danjirahan cusub ayaa noqday safiirkii afaraad ee Mareykanka u fadhin doona Soomaaliya tan iyo markii xiriirka diblumaasiyadeed ee labada waddan uu dib u soo laabtay sanadkii 2013. Richard H. Riley ayaa wuxuu bedelayaa...

Bayaan wadajir ah oo kasoo baxay Hay’adaha Caafimaadka iyo daryeelka carruurta u qaabilsan Qaramada Midoobay ee loosoo kala gaabiyo UNICEF & WHO ayay ku muujiyeen sida ay ug xun yihiin dhibaatooyinka ka taagan Magaalada Gaza. Mas’uuliyiin katirsan Qaramada Midoobay ayaa sheegay in ay ku howlan yihiin xal u helista dhibaatooyinka ka taagan Magaalada Gaza si loo...

Cabdulaahi Cabdi Mustaf ayaa lagu soo eedeeyay dil bareer ah uu u geystay Dable Boolis Cabdikariin Ibraahin Cali (Awdaango) halka Dable Boolis Daahir Cabdi Mustaf losoo xiray gacansiin danbi ka dib markuu dilaaga u dhiibay qoriga uu dilka ku geystay. Cabdulaahi Cabdi Mustaf oo ka carooday weydiinta Booliska ee warqada fasaxa CID Mooto-Feykoon uu watay ayaa danaano ahaan...

Buundada Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa laga cabsi qabaa in ay go’do waxaana dareen feejignaan ah ka muujiyay dadka degmadaas oo muhiim u ah isu socodkeeda sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin katirsan Maamulka Gobolkaas. Fatahaadda Webiga Jubba ee mara Degmada Baardheere ayaa xaalad kale oo cabsi ah gelisay Dadka Degmadaas iyaga oo durba indhaha la raacaya marinkaan...

Maamulka gobolka Mudug ee Puntland ayaa xaqiijiyay inay saddex qof oo shacab ahi ay ku geeriyoodeen roobkii cuslaa ee habeen hore ka da’ay magaalada Gaalkacyo. ⓘ Guddoomiyaha gobolka Mudug ayaa sheegay qiimayn ay sameeyeen in ay ku ogaadeen in roobku uu geystay khasaare ballaaran oo naf iyo maalba leh. Wuxuu sheegay boqolaal qoys inay guryahooda ka barakaceen,...

Magaalada Baydhabo xarunta Kumeel-gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed oo saacadihii u dambeeyay uu ka da’ay roobka Dayrta waxaa ka dhashay daadad xooggan oo sababay in ay barakacaan qoysas horleh. Xaafadaha qaar waxaa ka sare maray Daadadka Roobka Dayrta halka guryaha qaar ay dumiyeen biyaha badan ee xareedda, taasi waxa ay dad badan ku qasabtay in ay ka barakacaan...

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad oo kaashanaya ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa saacadahii lasoo dhaafay howlgalo qorsheysan kula wareegay deegaano dhowr ah oo ka tirsan gobolka Bakool. ⓘ Deegaanada ay ciidamada isgarabsanaya kala wareegaan kooxda Al-shabaab ayaa kala ah War-wiin, War-dhato, Ceelahaley, iyo moorigaabey...