Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Soomaaliya oo ah dal leh taariikh qallafsan oo ay ragaadiyeen xasillooni darro siyaasadeed, xasarado deegaan iyo caqabado dowladnimo ayaa wajahaya marxalad muhiim ah oo ay u mari doonto xasilloonida iyo horumarka. Iyadoo ay socdaan doodaha ku xeeran dib u habeynta dastuurka, ayaa waxaa loo baahan yahay in si qoto dheer loo eego baahida weyn ee loo qabo dib u habeynta ajendaha...

Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegay in Turkiga uu go’ay, isla markaana uu sii jarayo xiriirkii ganacsi ee kala dhaxeeyay Israa’iil, iyadoo ay weli socoto colaadda Gaza. “Maamulka Israa’iil waxay u maleynayaan inay naga aamusi karto, halkan, waxaan jeclaan lahaa inaan iyaga xasuusiyo runtan mar kale: wax kasta oo aad samaysaan waa wax aan waxba...

Waxaa isa soo taraya cabsida iyo walwalka laga muujinaayo inuu fatahaad sameeyo wabiga Shabeelle ee dhexmara magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Wabiga todobaadyadii lasoo dhaafay heerka biyaha uu waday ayaa ahaaa mid dhex dhexaad ah. Waxaa Maanta lasoo dhigay baraha bulshada ee Internetka Muqaalo muujinaya xadmiga biyo farabadan oo kasoo qulqulaya dhanka...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah ku tagay magaalada Dar es Salaam, kaddib casuumaad uu ka helay madaxweynaha dalkaasi Marwo Samia Suluxu Xasan. Ajendaha Madaxweyne Maxamuud ee Tanzania waxaa ka mid ah in uu kala hadlo dhiggiisa Tansaaniya arrimaha khuseeya arrimaha gobolka iyo danaha wadaagga ah ee labada dal ee EAC. Wadahadallada ayaa...

HMS Diamond waxa ay difaacanaysay markab ganacsi oo marayay gacanka cadmeed arbacadii markii habkeeda Sea Viper missile loo isticmaalay in lagu burburiyo gantaalka, Wasaaradda Difaaca (MoD) ayaa sheegtay. Markabka dagaal ayaa hadda ku sugan gobolka si uu uga hortago weerarada Xuutiyiinta. Xoghayaha Difaaca Grant Shapps ayaa u mahadceliyay shaqaalaha markabka si ay gacan...

Munaasabadan ayaa waxaa isugu yimid maalgashadayaasha ajnabiga ah iyo kuwa wadaniga ah, fududeeyayaasha ganacsiga, aqoonyahanada, ganacsatada iyo saaxiibada Soomaaliyeed ee qurbaha si ay isugu xirmaan ugana raadiyaan fursadaha maalgashiga iyo dib u dhiska dhaqaalaha dalka. Arbacadii, waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ka furmay shir labo maalmood socon doona...

Amniga Xeryaha ciidamada Uganda ee Soomaaliya ayaad aad loo adkeeyay, iyadoo ay dhow dahay sannad guuradii koowaad ee weerarkii Buulomareer ee lagu dilay 54 kamid ah ciidanka Uganda. Weerkaas ayaa sababay in ciidamada Uganda ay weli maskaxda ku hayaan digniin kasta oo ay helaan taliyeyaashooda inay si degdeg ah uga jawaabaan. Labo kamid ah saraakiishii ugu sarraysay...

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay magaalada Dar es Salaam ee caasimadda Tanzania, isla markaana xarun u ah Ururka Bariga Afrika oo ay Soomaaliya dhowaan ku biirtay. Madaxweynaha ayaa ka qeyb gali doono xuska sanad guurada 60-aad ee midowga Tanzania iyo qarannimadeeda. Inta uu joogo halkaas Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa...

Wasiirka arrimaha gudaha ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in xal laga gaaray colaad labo beelood ku dhex martay degmada Diinsoor ee gobolka Baay. Wasiirka arrimaha gudaha, Cabdullaahi Xaaji Xasan waxa uu sheegay in labada beelood ay qaateen nabad. Ka dib dadaalo badan oo la sameeyay ayuu sheegay in lagu heshiiyay in dirir dambe aysan dhicin. “Labada beelood...

Daadad iyo dhul go’ ka dhacay dalka Tanzania oo ay sababeen roobab lixaad leh ayaa dilay 155 qof, 236 kalena waa ay ku dhaawacmeen, sida uu sheegay ra’iisul wasaaraha dalkaasi, iyadoo roobab xooggan ay ka da’ayaan guud ahaan Bariga Afrika. Ra’iisul Wasaare Kassim Majaliwa ayaa baarlamaanka u sheegay in cimilada El Nino ay uga sii dartay xilli roobaadka socda, taasoo...