Ciidamo digniin ka soo saaray diiwaangelinta Puntland

by admin | Sunday, Feb 5, 2023 | 272 views

Taliska Ciidanka Komaandooska Puntland ee Guutada labaad ee Danab oo Fadhigoodu yahay Garoowe ayaa ka digay sida ay sheegeen diiwaangelin hubaysan iyo doorasho aan heshiis lagu ahayn kuna baaqay in la isugu yimaado wadahadal.

Qoraal kasoo baxay taliska Ciidanka Kimaandooska Puntaland oo uu hoggaamiyo Jeneraal Jimcaale Jaamac Takar ayaa digniin adag u jeediyeen Madaxda Puntland, taas oo ku aadan arrimaha diiwaangelinta doorashooyinka muranka uu ka taagan yahay.

Waxaay sheegeen in diwaangelinta lagu muran sanyahay hadii ay sii socoto ay ka dhalan karto dambiyo la xirii

Like it? Share it!

Leave A Response