DHAGEYSO: Dhacdo Argagax Leh Hooyo Cunugeeda Karsatay Cuntay Kadibna G/Hiiraan

by admin | Tuesday, Apr 3, 2018 | 1008 views

Deegaanka haara cadeey oo b/weyne u jira ku dhawaad 6 kiiiloo mitir ayaa waxaa laga soo sheegayaa arin mucjisa leh taasi oo ah hooyo iyo gabadheeda oo cunay islamarkaana karsadeen Ilmo Yar oo 6 bilood jira.
Lafaha iyo madaxa cunuga ayaana lagu duugay meel aana sidaasi kaga fogeen deegaanka Arintan ay ka dhacday.

Mid ka mid ah dadkii ugu horeeyey Arkana Falkaan Argagaxa leh Cunuga kasoo duugay ayaa Ka waramay sida ay wax u dheceen waloow arinkan laga yaabo in uu juudaan yahay waxaana Ehelada Hooyada wax cuntay aay sheegeen in madaxa lagaga jiro.

gobolka hiiraan isbuucaan waxaa ka dhcay dhacdooyin la yaab leh  kuwaa oo dad ay la yabeen,

Like it? Share it!

Leave A Response