Dowladda oo tilaabo ka qaadeysaa Shaqsiyaad dhaawacaya Qaranka{AKhriso}

by admin | Thursday, Jun 20, 2019 | 678 views

Dowladda Soomaaliya ayaa ku hanjabtay in ay tilaabo ka qaadi doonto shaqsiyaad ay ku eedeysay in ay waddaan falal lidi ku ah Hanaanka dowladnimada Soomaaliya.

Warkaan ayaa kasoo baxay Wasaaradda warfaafinta Soomaaliya waxaana lagu sheegay in dadkaasi si adag loola xisaabtami doono.

Warka  laguma shaacin Magacyadda Shaqsiyaadka Soomaalida ah ee kasoo horjeedda Qadiyadda Soomaaliya

 

Like it? Share it!

Leave A Response