Fadeexad kataagan magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan.

by admin | Wednesday, May 9, 2018 | 987 views

magaalada  balaweyne ee xarunta  gobolka  hiiraan waxaa ka qaxay dad aad ubadan kuwaa oogaaray  deegaano hoostaga magaalada  balaweyne.

 

warar ay heshay shabakada Reegaay.com ayaa shegaya  in  in ay jiraan dhac loogeysaty  dad  danyar ah kaarar  lasiiyay  kuwaa lagu shegay in ay  ka barakacen fatahaada  wabiga shabeele.

maamulka gobolka hiiraan ayan ka hadlind dhacdan  ka dhacday  magaalada  balaweyne.

Like it? Share it!

Leave A Response