Falanqeynta:- Maxaa keenay Fashilkii Messi ka qabsaday Koobka aduunka & Hal arin oo reer Arjentiin ku Cafin karaan !

by admin | Monday, Jul 9, 2018 | 1232 views

Kulanti wacan oo wanaagsan dhageystayaal kusoo dhawaada Xubintan kamid ah Xubnaha falanqeynta maalin laha ee aad Boggeena uga barateen.

Xubintan waxaan kusoo qaadan doona Qaabkii uu uciyaarayey Lionel Messi Mucjisada Kubadda Cagta dunida & Kooda Barcelona oo dood badan ka timi.

Marka aan ka hadleyno sababihii uuku fashilmay kama dhigna uu yahay Xidig Xun lkn Waxaan farta ku fiiqeynaa sababo keenay in hoos udhaca Ciyaartoyga.

Like it? Share it!

Leave A Response