Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa oo lagu qabtay dowlad degaanka Soomaalida

by admin | Sunday, Dec 29, 2019 | 632 views

Ciidamada amniga ee Dowlad Degaanka Soomaalida ayaa gacanta ku dhigay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa.

Gaarigaan ayaa lagu qabtay  magaalada Wardheer ee xarunta gobolka Doolo sidda ay xaqiijiyeen Ciidanka Booliska degaanka.

Waxa ay sheegeen in gaarigaan  noociisu yahay NOOHA, oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa la doonayay in lagu weeraro xarumo ku yaalla Wardheer.

Waxa ay sidoo kale  tilmaameen in ay ku daba jiraan Shaqsiyaad watay gaariga laga soo buuxiyay Qarxa.

Like it? Share it!

Leave A Response