Isbaheysi siyaasadeed, kana dhan ah Shariif Xasan oo socda

by admin | Tuesday, Aug 14, 2018 | 1292 views

Magaalooyinka Muqdisho, Nairobi iyo Baydhabo ayaa waxaa si aad ah looga dareemayaa dhaq dhaqaaq siyaasadeed oo ka dhan ah Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan.Bisha 11-aad ee sanadkan ayaa waxaa lagu wadaa in degaanada Koonfur Galbeed ay ka dhacdo Doorashada Madaxweyne ee maaamulka Koonfur Galbeed, maadaama uu watqiga ka idlaaday Shariif Xasan.

Like it? Share it!

Leave A Response