Madaxweyne maamulka hirshabeele   oo dhaliilay shacabka reer Hiiraan kuna tilmaamay

by admin | Thursday, Apr 5, 2018 | 982 views

Madaxweyne maamulka hirshabeele    oo kusugan  magaalada baladweyne  ayaa waxaa uu sheegay  in dadka  ku nool magalad baladweyne  qaarkood ay diidnyihiin  hormarka  gobolka  hiiraan waxaa uu sheegay in ay jiran dad ku bixiyo lacaga badan  si loo abuuro is qabqabsi  iyo amni xumo .

hadalkan ayaa waxaa uu imanaa iyadoo magaalada  baladweyne   iyo  jowhar  ay ka dhaceen kulumo ay yeesheen  qaar ka mid ah  beelaha  soo dhaweeyay waare  lkn hada xiriirka u jaray,

 

Like it? Share it!

Leave A Response