Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Xuutiyiinta Yemen oo wacad ku maray in ay duqeynayaan danaha Mareykanka ka dib markii ay beegsadeen markabka Britain.

Kadib weerarkii ugu dambeeyay ee badda cas ee lagu qaaday markab shidaal oo laga leeyahay dalka Ingiriiska, ayaa sarkaal sare oo ka tirsan Xuuthiyiinta ee ku sugan caasimadda Yemen waxa uu wacad ku maray in ay weerari doonaan danaha Maraykanka ee gobolka oo dhan, sida saldhigyada milatari ee xeebaha bari ee Afrika ee Djibouti, Eritrea iyo meelo kale. Falanqeeyayaasha qaar ayaa qaba in...