Wadanka Jabuuti oo noqonaya waddankii 149-aad ee xidhiidh diblomaasiyadeed la yeesha Uzbekistan.
2-dii May ee sanadkan, Uzbekistan iyo Jabuuti waxay kala saxiixdeen War-murtiyeed wadajir ah oo lagu dhisayo xiriir diblomaasiyadeed, Xoghayaha Warfaafinta ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Akhror Burkhanov, ayaa yiri. Dukumentiga waxa u saxeexay dawladdaha labada dal Ulugbek Lapasov oo ah ergeyga joogtada ah ee Uzbekistan u qaabilsan Qaramada Midoobay, iyo Maxamed Siyaad Doualeh oo ah...