Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Qarax ka dhacay bariga DR Congo oo 10 qof ku dilay xero barakacayaal.

Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax bam oo subaxnimadii hore Jimcaha maanta ka dhacay xero ay ku nool yihiin dad barakacayaal ah oo u dhow magaalada Goma ee xarunta gobolka Waqooyiga Kivu ee bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Kongo (DRC), sida ay sheegeen ilo deegaanka ah. Bambaanooyin badan ayaa lagu tuuray xerada Mugunga ee dadka gudaha ku...