Puntland oo eedeyn u jeedisay dowladda dhexe{sawiro}

by admin | Thursday, Oct 3, 2019 | 622 views

Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo todobaadkan ku qabsoomay magaaladda Boosaaso, uuna shir Guddoominayey Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, waxaa looga hadlay Amniga, Xaaladda Siyaasadda Dalka, Dib u eegista Diiwaanka Siyaasadaha iyo Xeerarka Puntland, Dhismaha Goleyaasha Deegaanka iyo Warbixino kale.

Like it? Share it!

Leave A Response