Ugaasyo iyo waxgaradku Shiray Guriceel oo Baaq u jeediyey Ugaas Xasan Ugaas Khaliif

by admin | Wednesday, Dec 26, 2018 | 795 views

Kulan deg deg ah oo ay is kugu yimaadeen Ugaasyada Waxgaradka iyo odoyaasha dhaqanka Galgaguud ayaa ugu baaqay Waxgaradka Reer Hiiraan iyo ugaas xasan ugaas khaliif in ay ka qeeyb qaatan joojinta dagaall beelledyada ka socda Deegaano hoostaga degmada maxaas.

Waxgaradkan ayaa si gaar ah UgaaskaXasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble  ugu baaqay in uu ka qeeyb Qaato Joojinta Dagaalaasi oo ay dad badan ku dhinteen.

Like it? Share it!

Leave A Response