“Waa Laba Xushmadlaayeyaal,” – Fabio Capello Oo Furka Ku Tuuray Cristiano Ronaldo & Lionel Messi

by admin | Tuesday, Sep 25, 2018 | 910 views

Fabio Capello waxa uu ku eedeeyey Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo xushmad la’aan kaddib markii ay imaan waayeen xafladdii lagu calleemo saarayey dhiggooda.

Ronaldo waxa uu ka mid ahaa saddexdii loo soo xulay in ay masraxa fuulaan oo ay kula jireen Mohamed Salah iyo Luka Modric.

Labadaba, xiddigga Juventus iyo Lionel Messi oo ay la yaab noqotay in uusan ku jirins saddexd masraxa ayaa ayaa go’aansaday in aysan xafladda imaan.

Capello waxa uu labadooda ku eedeeyey go’aankooda ah in ay baaqdaan, isaga oo u sheegay TVE: “Waa xushmad la’aan, FIFA iyo Kubadda Cagta dunida.

Advertisement

“Ma aha suurtagal in aad wax badan ku guuleysato oo diido guuldaradda. Nolosha waa in aad wacnaato marka  aad badiso iyo marka lagaa badiyo.

Modric waxa uu ku garaacay Mohamed Salah iyo Cristiano Ronaldo.

La Wadaag Asxaabtaada:
FacebookTwitterPinterestLinkedInEmail
NOQO QOFKA UGU HOREEYA EE ARAGTI KA DHIIBTA WARBIXINTAAN

Aragti Ka Dhiibo

Halkaan hoose ku qor aragtidaada

Name *

Email *

Website

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

WARARKA UGU AKHRISKA BADAN

Go’aanka Uu Ronaldo Qaatay Oo Sii Kashifay Laacibka Ku Guuleysan doona FIFA Player Of The Year !
Xiddigee Ayay Saadaashu Sheegaysaa Inuu Hanan Doono Abaalmarinta THE BEST Ee Caawa Lagu Bixin Doono London, Mohamed Salah, Luka Modric Mise Cristiano Ronaldo?
CAJIIB: Tababare Zinadine Zidane Kaliya Ma Ahayn Shaqsiga Soo Dhigay Taatikadii Lagu Celiyay Liverpool Final-kii UCL, Saddex Xiddig Oo Real Madrid Ah Oo Talada Wax Ku Lahaa.
Halkan Ka Akhriso Dhamaan Abaal Marinihii Ay FIFA Ku Bixisay Xafladii Magalada London Iyo Qaabka Loogu Kala Guulaystay Dhamaan Abaal Marinahan.

 

Like it? Share it!

Leave A Response