WAR DEG DEG AH:-Gudoomiye Dabageed Oo War Cusub kasoo Saaray Colaada u dhaxeyso Habargidir Iyo Xawaadle

by admin | Monday, Jan 14, 2019 | 949 views

Gudoomiyaaha Maamulka Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo maalin ka hor dib ugu soo laabtay baledweyne ayaa si adag uga hadlay Colaada u dhaxeeysa Beelaha Habargidir Iyo Xawaadle

Like it? Share it!

Leave A Response