war deg deg ah :wariye lagu xeray magaalada balaweyne ee xarunta gobolka hiiraan.

by admin | Monday, Jul 9, 2018 | 1053 views

Magaalada balaweyne ee xarumta gobolka hiiraan waxaa lagu xeray wariye cabdishakuur maxamed xasan oo ka mid ahaa wariyaasha ka howlgala magaalaa baladweyn .
Wariyaha waxaa xeray sida la sheegay  Ciidamo ka tirsan Hay,adda Nabad Sugida gobolka hiiraan .
qaar ka mid ah wariyaasha kusugan magaalada baladweyne ayaa ka xumaaday xarigaan loo geyetay cabdishakuur maxamed xasan oo ka howlgala warbaahinta codka hiiraan  ee magaalada  baladweyne .
Tacadiyada ay la kulmaan wariyasah ka shaqeeya warbaahinta madaxa banaan ee deegaanada hirshabeele ayaa sii kordheysa mana jiraan wax kusaabsan xariga loo geeysatay  wariye  cabdi shakuur maxamed xasan oo faafaahin laga bixiyay.
maamulka gobolka hiiraan oo aan wax kaweydiinay ayaa diiday in ay ka hadlaan .
xarigaan ayaa imanaya iyadoo bilihii ugu danbeeyay wariyaasha gobolka hiiraan la kulamyeen caburin lagu haayo oo dhanka wararka ah.
laso wixii soo kordha

Like it? Share it!

Leave A Response