WAR DEG DEG AH: xil ka qaadis lagu sameyay Duqii Dagmada Baladweyne { Akhriso}

by admin | Friday, Nov 2, 2018 | 842 views

Wareegto kasoo baxaday Xafiiska Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha ee Maamulka  Hirshabeelle maxamed cali caadle ayaa Waxaa Xilkii looga qaaday Duqii Degmada Baladweyne. Cali cabduqaadir farax Waxaana Xilkaas loo Magacaabay Khadar Xasan Afrax oo horay uso noqday Gudoomiye ku xigeenka Dagmada Baladweyne.

Xilka qaadistaan ayaa waxa ay imaaneysaa xili muran xogan uu so kala dhaxgalay Gudomomiyaha Gobolka Hiiraan iyo Duqa xilka qaadista lagu sameyay ee cali Cabdiqaadir Farax.

Like it? Share it!

Leave A Response