Guddigii loo saaray xalinta dhibaatadii ka dhacday Gaalkacyo oo war saxaafadeed soo saaray{AKHRISO}

by admin | Tuesday, Jul 2, 2019 | 742 views

Guddiyadii loo xil xaaray xal u helida dil wadareedkii 14-kii bishii hore ka dhacay magaalada Gaalkacyo ayaa war ka soo saaray habkii loo maray xalinta dhibaatadaas.

 

Guddigan oo isugu jiray kuwo ka socday Baarlamaanka Federaalka iyo maamulka Koofur Galbeed ayaa kulamo la qaatay Maamulka magaalada Gaalkacyo, qeybaha kala duwan ee bulshada iyo ehelada dadkii lagu dilay duleedka Gaalkacyo.

War saxaafadeed ka koobnaa dhowr qodob ayay Guddigan xalay ka soo saareen magaalada Gaalkacyo, iyadoo qodobada ay soo saaraan xal u noqon kara nabadgelyada dadka ka soo jeeda deegaanada Koofur Galbeed.

Halkan hoose ka akhriso War saxaafadeedka:-

Like it? Share it!

Leave A Response