Wariyaasha ka howlgala baladweyne oo ka hadlay wariye lagu xeray baladweyne.

by admin | Tuesday, Jul 10, 2018 | 961 views

Qaar ka mid ah wariyaasha ka shaqeeya magaalada baladweyne ayaa ka hadlay xarig loo gesata y wariye lagu xeray magaalada baladweyn ee xarunta gobolka hiiraan waxaa ay sheegeen wariyasha kulanka ka qeyb galay in ay ka xunyihiin xariga loo geeystay cabdishajuur maxamed xasan oo ka mid ahaa wariyasha ka howlgala magaalada baladweyn e eexarunta gobolka hiiraan,

waxaa ay codsi u jeediyeen mdaxda maamulka hirshabeele in ay joojiyaan xadgudubyada ay u geysanayaan wariyaasha ka shaqeya warbaahinta madaxa banaan ee ka howlgasha deegaanada maamulka

Qaar ka mid ah wariyaasha ka shaqeeya magaalada baladweyne ayaa ka hadlay xarig loo gesata y wariye lagu xeray magaalada baladweyn ee xarunta gobolka hiiraan waxaa ay sheegeen wariyasha kulanka ka qeyb galay in ay ka xunyihiin xariga loo geeystay cabdishajuur maxamed xasan oo ka mid ahaa wariyasha ka howlgala magaalada baladweyn e eexarunta gobolka hiiraan,

waxaa ay codsi u jeediyeen mdaxda maamulka hirshabeele in ay joojiyaan xadgudubyada ay u geysanayaan wariyaasha ka shaqeya warbaahinta madaxa banaan ee ka howlgasha deegaanada maamulka hirshabele,

 

Like it? Share it!

Leave A Response