Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa wareegto uu soo saaray xilkii kaga qaaday wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada maamulka Galmudug Cabdirisaaq Maxamed Maxamuud. ⓘ Wareegtada ayaa sidoo kale waxaa lagu faray wasiiru dowlaha Wasaadaradaas Liibaan Cabdi Maxamed inuu si kumeel gaar ah usii wado howlaha Wasaaradda. Lama oga...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaaa maanta furay Hannaanka Jiheynta Dowladnimada Casriga ah ee Soomaaliya. Aqoon is-weydaarsiga Hannaanka Jiheynta Dowladnimada Casriga ah ee Soomaaliya oo soconaya muddo labo maalmood...

Xoghayaha Arrimaha Debedda Maraykanka Antony Blinken ayaa Axaddii sheegay in dib loo furi doono Marinka Rafah ee ku yaalla xuduudda Gaza, kaas oo ay maamusho Masar. Xoghayaha ayaa sheegay inay kala shaqaynayaan Masar, Israell iyo Qaramada Midoobay, sidii gargaarka loo marin lahaa marin xuduudeedkan. Boqolaal ton oo gargaar bini’aadannimo ah oo ka kala yimi dalal kala...

Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa yeeshay kulan hordhac u ah Shir Maanta ka furamayo halkaas. Shirkaas oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland waxaa looga hadli doonaa sidii deeq-bixiyeyaasha loogu bandhigi lahaa Howlaha hortebinta...

Ciidamo ka tirsan dowladda fedaraalka Soomaaliya oo aad u tira badan, islamarkaana wata gaadiidka dagaalka ayaa maanta gaaray deegaanka Barujeed ee gobolka Galgaduud oo Shalay uu ka dhacay dagaal culus. ⓘ Ujeedka ciidamadaan ayaa ah iney xoojiyaan ciidamo ku sugnaa deegaankaas oo shalay kooxda Al-shabaab dagaal culus kula galay gudaha deegaanka Barujeed oo ah deegaan...

ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 260aad, Guutada 9aad, Qeybta 60aad ayaa howlgallo Qorshaysan oo ka dhan ah Al-Shabaab, waxa ay ka fuliyeen ka fuliyey deegaano hoos yimaada degmada Waajid ee gobolka Bokool. Howlgalkaan oo socday muddo ayaa waxaa laga fuliyey tuulooyin u dhexeeya degmooyinka Rab-dhuure, Luuq Ganaane, degaanka Yurkud, kuwaas oo dagaanada...

Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa soo dhaweyay in Itoobiya ay maalgashato dekeda Saylac ee Somaliland. ⓘ Xildhibaanka oo ay warbaahintu su’aalo waydiisay ayaa sheegay in Itoobiya ay sifo sharci ah maalgashi ku rabto isla markaana loo baahanyahay in heshiis lala galo. “Waxan aaminsanahay in ay sifo sharci ah ku doonayaan,...

Maxkamadda Magaalada Kismaayo xarunta Kumeel-gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Jubbaland ayaa shaacisay xukun dil ah oo ay ku ridday Xasan Cabdullaahi Cabdi oo 37 jir kaddib markii hooyadiis uu ku dilay Magaaladaas. Maxkamaddu waxa ay shaacisay in xukunkaan uu dhacay 29kii Agoosto 2023 halka uu hooyadiis Marxuumad Xaliimo Maxamed Cumar uu Magaalada Kismaayo xarunta Gobolka...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar qaraxyo Ismiidaamin ah ku bilaawday oo Xalay kooxda Al-shabaab ay ku qaaday deegaanka Yaaqbari weyne ee gobolka Shabeellaha Hoose. ⓘ Kooxda ayaa weerarka ku qaaday fariisin ciidamo kuwa deegaanka ah ay ku leeyihiin deegaankaas oo uu hoggaaminaayo Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka fedaraalka...

Boqorka Dalka Urdun Cabdullaah Bin Al-Xuseen oo ku magac dheer (Cabdallaha 2aad) ayaa si dareen caro leh ku dheehan tahay uga falceliyay go’aanka biyaha, Cuntada iyo korontada loogu diiday Falastiin isaga oo ku tilmaamay dambi dagaal oo mudan in lagu ciqaabo ciddii falkaas sameysay. Boqorka oo safar degdeg ah ku gaaray Magaalada London ee Caasimadda Boqortooyada Ingiriiska...