Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Waalidiinta dhalay dhalinyaro ku xiran xabsiyo ku yaalla Dalka Ingiiriiska oo la kulmay Wasiirka Caddaaladda & Dastuurka XFS Xasan Macalim waxa ay ka dalbadeen in Dowladda UK uu kala hadlo sidii loosoo deyn lahaa ubadkooda. Dhalinyarada xiran oo tiradooda lagu qiyaasay in ay ka badan yihiin 260 ruux ayaa ku eedeysan dambiyo kala duwan waxaana xiray Ciidamada Booliiska...

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cilmi Maxamuud Nuur ayaa ka warbixiyey halka uu marayo qorshaha lagu sameynayo lacagta shilinka Soomaaliga iyo caqabadaha hor taagan. Wasiir Cilmi ayaa shaaciyey in kolhore Soomaaliya loogu deeqay oo bangiga adduunka uu balan-qaaday inta badan badan lacagtii lagu soo daabici lahaa shilin Soomaaliga, balse weli xal loo helin farsamooyin kale...

Madaxa Aqalka Senate-ka ee Federalka Raashiya, Valentina Matviyenko ayaa la sheegay inay Madaxweynaha cusub ee dalka Brazil, Luis Inácio Lula da Silva u gudbisay Dhambaal Qoraal Casuumaad ah oo ay ka waday Madaxweyne Vladimir Putin. Warbaahinta Raashiya waxay shaaciyeen in Casuumaada loo gudbiyey Madaxweynaha cusub ee Brazil, Luis Inácio Lula da Silva isla Munaasabadii...

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland: “Xaaladda ka taagan Laascaanood waa mid ka dhalatay Dayaca Xukuumadda Biixi”. Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif ayaa Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ku eedeeyay in ay qaadaneyso mas’uuliyadda xaaladda ka taagan Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Cabdirisaaq ayaa sheegay in siyaasad...

Guddoomiye Madaale” Shacabka Muqdisho waxay go’doon ugu jiraan Amni darro & Al-Shabaab Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay in Shacabka Muqdisho ay godoon galiyen amni darada iyo dagalka al.shabaab lagu jiro taasina ay keentay daqkhliga dowladda in uu hoos u dhaco Sidoo kale guddoomiyaha ayaa sheegay in loo baahan...

Qoraal shalay la soo dhigtay Barta Facebook ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Masar ayaa lagu sheegay in Markab waday Shixnadaasi uu ku soo xirtay Dekedda Muqdisho. Qoraalka ayaa lagu xusay in Munaasabadda lagu kala wareegay Shixnadaasi ay goobjooge ka ahaayeen Safiirka Masar u jooga Muqdisho, Ambassador Maxamed Al-baas iyo Wasiirka Caafimaadka ee XFS, Dr. Cali Xaaji...

Qeyb kale oo Maxaabiis ayey labada dhinac isweydaarsadeen lagu soo beegay bilashada sanadka cusub ee 2023-ka tirsiga Taariikhda Maaliyadda. Qoraal uu Andriy Yermak oo ah Madaxa Xafiiska Madaxweynaha Ukraine Andriy dhigay Barta Telegram ayuu ku sheegay inay Raashiya soo daayeen 140 Maxaabiis Reer Ukraine ah, kuwaasi oo maanta dib ugu soo qabtay dalkooda Hooyo. Maxaabiistaasi...

Xarunta xuquuqul insaanka madaxa-banaan ee Somaliland ayaa cambaareysay in hub loo adeegsado dadka rayidka ee bannaanbaxyada ka wada magaalada Laascaanood. Xarunta ayaa qoraal ay soo saartay waxay ku dalbatay in baaritaan lagu sameeyo gacanta adag, ee ay ciidamadu ku wajahayaan dadka shacabka ee ka gadoodsan dilalka ku soo noqnoqday magaaladaas. Xarunta xuquuqul insaanka...

Cabdiraxmaan Maxamed Cirro, Musharraxa Xilka Madaxweynaha Somaliland ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi usoo jeediyay in ay Ciidamada ka dulqaaddo Shacabka Magaalada Laascaanood. Cirro ayaa sheegay in dibadbaxyada rabshada wata & falcelinta Ciidamada ku dhaawaceen kuna dileen Dadka rayidka ah aanay habbooneen maadaama Shacabka...

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ay xun tahay shaqaaqooyinka ka socda magaalada Laas Caanood ee Gobolka Sool. DFS waxay ku baaqday in si nabad ah loo maareeyo shaqaaqooyinkaasi, iyadoo loo turayo shacabka degaankaasina laga dhowrsado in dhiig dambe halkaasi ku daato. Waxay sidoo kale Dowladda Federaalka ee Soomaaliya tacsi u dirtay qoysaska iyo eheladii...