Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb oo Gole degaan yeelan doonta{AKHRISO}

by admin | Saturday, Oct 29, 2022 | 357 views

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug ayaa shaacinaysay jadwalka shaqo ee Dhismaha Golaha Deegaanka Degmada Dhuusomareeb.

Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa markii ugu horreeysay yeelan doonta golaha deegaanka magaalada.

Waxay noqon doontaa magaaladdii Saddexaad ee Galmudug ku taalla ee loo dhiso gole deegaan oo soo doortay Gudoomiyaha iyo ku xigeenkiisa.

Like it? Share it!

Leave A Response