Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Saciid iyo Cismaan oo ah labo wiil oo walaalo ah oo ku sugan magaalada Xalab ee Suuriya isla markaana ka shaqeeya dhismaha guryaha, waxay ka shekeynayaan sida ay ugu adkeystaan soonka maadaama ay shaqo culus qabtaan. Siciid waxa uu yiri: “In kasta oo aan aniga ogyahay in aan ballaariyo maskaxdeyda bisha soon, haddana waxaan noqdaa qof ay ka lunto dabeecadda gaar ahaan...

24-kii saac ee la soo dhaafay In ka badan 100 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay Gaza,kadib markii ciidamada Israel ay weerareen dhowr goobood oo kamid ah deegaanada Gaza. Weerarada Israel ee cisbitaalka al-Shifa ee magaalada Gaza ayaa galay maalintiisii afraad ,iyadoo la dilay tiro badan oo Falastiin ah,isla makaana ay barakeceen  daraasiin kale oo halkaasi u joogay gabaad...

Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa u muuqda mid sii xumaanaya muddooyinkii ugu dambeeyay, xilli dowladda sheegtay in magaalada ka howl bilaabeen ciidamo sugaya amniga inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan. Degmooyinka qaar ayaa waxaa kusoo badanaya kooxaha burcada hubeysan oo qaarkood xiran dareeska ciidanka dowladda, kuwaa oo dhac iyo dhibaatooyin kalaba u geesanaya...

Taliyaha ururka saddexaad ee Gorgor Dhamme Cali Axmed Cagey oo shir jaraa’id ku qabtay degmada Xarardheere ayaa ka hadlay howlgallada ka socda gobolka Mudug oo maalmihii dambe ay ka socdeen dhaq-dhaqaaqyo xoogan. Dhamme Cali Axmed Cagey ayaa ugu horreyntii ka hadlay dib usoo laba kacleynta kooxda Al-Shabaab oo qabsatay deegaanadii ay dhowaan kasoo baxeen ciidamada dowladda. Sidoo...

Sida ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters 35 Budhcad badeed Soomaali ah oo iyagoo markab afduubtay ay qabteen ciidamada badda ee dalka Hindiya ayaa lagu maxkamadayn doonaa dalkaas. Sida uu sheegay sargaal ka tirsan ciidamada badda ee Hindiya. Budhcadda la qabtay ayaa sabtida soo socota la gayn doonaa dalka India iyaga oo lagu wareejinaayo hay’addaha garsoorka ee dalka...

Finland ayaa sanadkii toddobaad oo xiriir ah noqotay dalka ugu farxadda badan adduunka ee Warbxinta Farxadda Adduunka ee ay soo agaasinto Qaramada Midoobe. Dalalka Nordic ayaa sidoo kale ceshtay inta badan 10-ka kaalin ee ugu sarreeya, ayada oo Denmark, Iceland iyo Sweden ay ku xigsadeen Finland. Afghanistan, oo ay ku habsatay musiibo bani’aadannimo tan iyo markii Taliban...

Maareyaha guud ee garoonka diyaaradaha Degmada Dhoobley ee gobolka Jubada Hoose Abdirizak Nuur Mohamed ayaa Digniin adag udiray shirkadaha diyaaradaha adeegga duulimaad ka fuliya degmada Dhoobley. Shirkadaha diyaaradaha ayaa muddo labo isbuuc ah wax duulimaad ah ku tagin magaalada Dhoobley, waxaana arrintaasi dhibaato xooggan kasoo gaartay rakaab badan oo doonayay...

Hay’adda xaquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa rajo xumo weyn ka muujisay sii daynta Cabdi Maxamuud Cumar oo loo yaqaan Cabdi Illey. Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa shantii sano ee u dambeysay u xirnaa dambiyo loo heystay oo ka dhanka ah bini’aadantinimada. Laetitia Bader, oo ah Agaasimaha Fulinta ee kooxda u ololaynta...

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xalay Aqalka Madaxtooyada dalka Eretariya kulan kula qaatay dhigiisa dalkaas Isaias Afwerki. Labada madaxweyne ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashiga ee ka dhaxeeya labada dal, arrimaha gobolka ka jira iyo guud ahaan Caalamka, sida lagu shaaciyay qoraal kasoo baxay madaxtooyada Soomaaliya. Madaxweyne...

Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Sadex maalin ka hor ayaa laga saaray ciidamadii taabacsanaa Hirshabeele kadib dagaal qaraar oo ka dhacay magaaladas, khasaare kala duwana gaarsiiyay labada dhinac ee Hirshabeele iyo Hiiraan state Majiraan ciidamo awood leh oo ay leedahay Hirshabeele oo Baledweyne jooga lkn dagaalkan ayaa waxaa gadaal ka riixayay Yuusuf Axmed...