Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa soo jeediyay in Israaiil lagu qasbo jebinta cunaqabataynta adag ay kusoo rogtay Magaalada Gaza si gargaar loogu gudbiyo dadka ku dhibaataysan Dhulka Falastiin. Guterres ayaa tilmaamay in aanay suuragal ahayn in gargaar la gudbiyo iyada oo ay jirto xayiraadda Israaiil sidaas awgeed waxa uu dalbaday in loo baahan...

Kormeere koowaad dowladda hoose Daahir Cali Cabdi Amiin (Garboole) oo ka tirsan ciidanka minishiibiyada ee degmadda Afgooye, ayaa loo soo xiray kamid ahaanshiyaha Al Shabaab, gaar ahaan qeybta istidlaaca (Jaajuusnimo), isaggoo xogaha saraakiisha, shaqaallaha iyo maamulka degmadaasi u gudbin jiray argagixisada. Xilal kala duwan ayuu kasoo qabtay maamulka degmadda Afgooye,...

Wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay, in aysan jirin cid hor istaagi karta wax ka beddelka dastuurka kumeel gaarka ah ee Soomaaliya. Wasiir Fiqi waxa uu sheegay, dowladdu in aysan u joojin doonin siyaasiyiin isku tagay oo ka hor yimid wax ka beddelka dastuurka, isagoo sheegay in aanay jirin gobol Soomaaliyeed oo ka maqan...

Madaxii hore ee fulinta shirkadda Streinhoff ee laga leeyahay dalka Koonfur Afrika oo loo jaray warqad lagu soo xiri lahaa, ayaa mayd kiisa la helay sida ay boolisku sheegeen. Warqad soo qabasho ah ayaa loo jaray Markus Jooste oo ah 63 jir, iyo saaxiib kii ay shaqo wadaagga ahaayeen Stephanus Grobler Arbacadii la soo dhaafay, isla maalin taas oo ahayd markii ganaax la...

Raysal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo guddoonka golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee marxuum Senator Cabdirisaaq Maxamed Xareed oo ka mid ah Senatarada Aqalka Sare. Raysal Wasaare Xamse ayaa marxuumka ku sifeeyey inuu ahaa muwaadin qarankiisa ugu soo...

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo ka dhan ah ‘AS’ kawada Deegaanno katirsan Gobolka Shabeelaha Hoose Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed si gaar ahaan deegaannada dhaca dhinaca Xeebta ee u dhaxeeya Muqdisho iyo Marka. Ciidankaan ayaa saldhigyo cusub ka samaystay deegaanno dhowr ah kaddib markii dagaalamayaal katirsan ‘AS’ ay weerareen mid kamid...

Shirka u dhexeeya Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa goor dhow ka furmay magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal. Shirkaan ayaa waxaa looga hadlayaa xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo arrimaha wax ka bedelka Dastuurka oo si weyn uga soo horjeedaan Madaxweyneyaashii...

Kooxda Al Shabaab ayaa saakay weerar culus oo qaraxyo ku bilowday kusoo qaaday fariisimo ciidanka dowladda  ku lahaayeen deegaan lagu magacaabo Busley, oo ku dhaw deegaanka Jaziira ee gobolka Shabeelaha Hoose. Sida aan wararka ku helnay kooxda Al Shabaab ayaa qaraxyada kaddib weerar toos ah ku qaaday xerada ay joogeen ciidanka dowladda oo isugu jiray Booliisa Milataare,...

Sida ay wararku nagu soo gaarayaan dad shacab ah ayaa lagu laayay tuulada Waydkaal ee Degmada  Baaray oo ka tirsan Gobolka Afdheer ee Dowlad degaanka Soomaalida. Sida dad xogagaal ahi u sheegeen Warbaahinta dilka dadkan ayaa ka dambaysay kaddib markii labo beelood oo wada dega degaankaas oo ay ka dhaxaysay Mag hore oo ahayd Wiil horay shil baabuur ugu geeriyooday...

Ciidanka Yuhuudda oo muddooyinkii u dambeeyay samaynayay tallaabooyin foolxumo badan oo ka dhan ah xuquuqda aadanaha ayaa markale laga soo calaamadeeyay in ay taangiyadooda dul-mariyeen Dad Shacab ah oo qaarkood dhaawacyo ah. Askarta Yuhuudda ah ee ku go’doonsan Isbitaalka Al-Shifa ayaa si qasab ah dadka bukaannada ah iyo kuwa la jooga dibadda ugu soosaaray si ay gabbed...