Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Siyaasiga Cabdulqaadir Jirde ahna guddoomiyaha KMG ee xisbiga Waddani ayaa kafishay qorshe aan shaaca laga qaadin oo dowladda federaalka Soomaaliya la tagtay shirkii dhawaan Jabuuti kula yeelatay Somaliland, kaasoo miiska wada hadalka uu keenay ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre. Cabdulqaadir Jirde ayaa sheegay in Xasan Cali Kheyre uu miiska wada hadalka uu soo dhigay...

Wasiirkii warfaafinta maamulka Koonfur Galbeed Ugaas Xasan Cabdi ayaa xaqiijiyay inuu xilkiisa ku waayay cod sir ahaa oo nin saaxiibkiis ah uu ka duubay, kaasoo qabsaday baraha bulshada oo dadka ay isla wadaageen. Codka sirta ee laga duubay wasiirka ayaa wuxuu ku xamanayay madaxweynahiisa Cabdicasiis Lafta-gareen iyo qorshahiisa ku aadan inuu xukunka kusii dheereysto,...

 Ciidamada ammaanka maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ku guuleystay iney hawlgal ku dilaan sarkaal ka tirsan dagaalyahanada Al-Shabaab. Masuulkaan oo la sheegay inuu u qaabilsanaa dhanka maaliyadda ayaa lagu magacaabi jiray Salaad Dheere, waxaana lagu dilay deegaanka Buulo Xaawo oo galbeedka kaga beegan magaalada Bardaale ee gobolka Baay. Warbixinada la helay waxey...

Wararka naga gaaraya magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Jubbaland ayaa waxa ay sheegayaan in xalay uu halkaasi ka dhacay Qarax. Sidda ay Risaala u xaqiijiyeen dadka degaanka Bambo gacmeed ayaa lagu weeraray Maqaayad ku taalla  Kismaayo. Goobta Qaraxa lagu weeraray ayaa inta badan waxaa fadhiista Ciidanka maamulka Jubbaland, waana Mid lagu cabo Shaaha. Waxaa...

  Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in Webiga Shabeelle uu  fatahaad ka sameyay tuulooyin hoos yimaada degmada Balcad. Fatahaada wabiga  ayaa sababtay barakac iyo bur-bur hantiyadeed. Tuulooyinka uu ku fatahay waxaa ka mid  ah Jameeco,Farbarako,Faydhuxul,Damaley,Zeydir,Bulo Faysharif iyo Bulo xaji Dalagyadi u beernaa ayaa biyuhu...

Booliska koofurta Kuuriya ayaa helay maydka duqii caasimadda dalkaasi ee Seoul oo la waysanaa tan iyo khamiistii aynu ka soo gudubnay. Guddoomiyaha maydkiisa la helay oo lagu magacaabi jiray Park Won-soon’ ayaa gabar uu dhalay waxaa ay u sheegtay booliska in ka hor inta aanu guriga ka bixin uu ku dhaafay fariin taas oo sare u qaaday su’aalo iska waydiinta sababta...

Sida ay sheegtay Wasaarada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sarre ee Xukuumadda ayaa waxaa sanadkaan Imtixaanaadka Sanad dugsiyeedka 2020/2021 u fadhiisandoona in ka badan 70,000 oo arday Soomaaliyeed ah si xariir ah sanadkii 6-aad, iyadoo sanadkaan lagu Soo kordhiyay fasalka 8-aad (Standard8) 11/July/2020. Hayeeshee Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, ayaa sheegay...

 Ciidanka Haramacad oo katirsan booliska Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa la asaasay markii uu xukunka qabtay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waana ciidan si gaar ah loogu tababaray ka hortagga rabshadaha iyo dagaallada ka dhaca magaalooyinka. Ciidankan oo tiro ahaan lagu qiyaasay kun askari ayaa waxaa tababaray dowladda Turkiga oo gudaha dalkeeda u...

Maamulka degaanka Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose oo kaashanaya Ciidamada dowladda ee ku sugan degaankaas ayaa waxaa ay goob fagaaro ah ku gubeen jaad ( qaad) farabadan oo la geliyay degeenkaas,kaa soo maamulka ay sheegeen inay horay u mamnuuceen. Goobta qaadka lagu gubay ayaa waxaa ku sugnaa Maamulka degaanka iyo Saraakiisha Ciidamaa waxaana ay ka digeen in degaanka...

Guddiga ammaanka ee Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa taageero u muujiyay xiriirka diblomaasiyadeed ee dhexmaray labada maamul ee Taiwan iyo Somaliland. Taiwan oo aaminsan iney ka go’day Shiinaha balse aan wali helin aqoonsi caalami ah iyo Somaliland oo sidoo kale wali raadinaysa in la aqoonsado ayaa yeeshay xiriir diblomaasi, waxaana tallaabadaas ka hor yimid waddamada...