Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Ugu horeyn waxaan shirka wada tashiga dowlad goboleeddada ee maanta ka furmay xarunta dowlad goboleedka Galmudug ee Dhuusomareeb u rajayniyaa inuu noqdo mid wax ku ool ah oo sida loogu han weynyahay ay ka soo baxdo natiijo horseedda in dalka xilligaan kala guurka ah uusan gelin xiisad siyaasadeed iyo qalalaaso keeni  kara  colaado ka dhex dhaca deegaannada dalka. Waxaa  madaxda...

Xeer Ilaaliyaha guud ee Federaalka dalka Itoobiya Adaanech Abebe ayaa BBC u sheegtay dad masaakiin ah oo aan wax xiriir ah la lahayn dilka loo geystay Hachaaluu Hundeesaa in lagu laayey deegaanka Oromada. Adaanech waxay sheegtay rabshadihi ka dhashay dilka fannaanka loo geystay dadka ku dhintay intooda badan iney ahaayeen kuwa horay iisu abaabulay si ay dalka qalalaaso...

Hay’adda caalamiga ah ee Caritas ayaa warbixin ay soo saartay waxay uga hadashay gargaarkii Somalia loogu deeqay ee ka hortaga cudurka COVID-19, kaasoo lagu iibiyo suuqyada magaalada Muqdisho. Agaasimaha Caritas ee Somalia Sara Ben Rach ayaa sheegtay in xarumaha caafimaad ee dowladda sida isbitaalka Martiini iyo goobaha kale laga xaday agab caafimaad oo loogu deeqay,...

 Shirka la filayo inuu galabta ka furmo magaalada Dhuusamareeb ee maamul goboleedka Galmudug, ayaa arrin yaab leh banaanka keenay, kadib markii madaxda maamulada ka qeyb galaya shirkaasi ay kusii qul-qulayaan magaaladaasi. Shalay ilaa saaka waxa Dhuusamareeb lagu soo daabulayey ciidamo kala taabacsan maamulada halkaasi ku shiraya, iyada oo isla shalay laga soo...

Taliska qeybta 27aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, saraakiisha booliska Hirshabeelle iyo maamulka Gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa ku guuleystay in xal laga gaaro Ciidamo ka kala tirsan booliska Hirshabeelle iyo kuwa Madaxtooyada Hirshabeelle, kuwaaso dhawaan shaqaaqo ay ku dhex martay Aaga Madaxtooyada Hir-Shabeelle ee Magaalada Jowhar. Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Maamulka...

Xubno la sheegay inay ka tirsanaayeen Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa ay burburiyeen Xarun Shirkad Isgaarsiineyd oo laga leeyahay dalka kenya,taas oo ku taalla aagga degaanka Korakora Magaalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari dalkaas. Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in ku dhawaad 20 dagaalame oo ka tirsan Al-Shabaab ay weerareen Xaruntaas,isla markaana dagaal kooban...

Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ka socda kulamo loogu diyaar garoobayo shirka gelinka dambe ee Maanta halkaasi uga furmaya Madaxda Dowlad Goboleedyada. Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi waare ayaa Guriga Dhuusamareeb laag dejiyay waxaa ku booqday Wasiirkii hore ee arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Samad Macalin...

Wararka laga helayo deegaanka Tabeelaha Sheekh Ibraahim ee duleedka Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan in nin hubeysan uu weeraray qoys ka mid ahaa dadka deegaanka. Ninka oo wararka qaar ay sheegayaan in uu ka tirsan yahay Booliska Soomaaliya ayaa ku hubeysnaa qoriga AK47,waxaana rasaas uu qoyska ku furay ku geeriyooday Afar Ruux halka Shan Ruux ay ku dhaawacmeen. Wararka...

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta ku dhawaaqday xukun dil ah oo lagu riday Dable Booliis 24,682 Nuur Daahir Geeddi oo 16-06-2020 degmada Xamarjajab ku dilay, Cumar Xasan Macalin oo 70 jir ahaa. Guddoomiyaha maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay in Dable Booliis Nuur Daahir lagu xukumay dil toogasho...

Qaraxaan oo jugtiisa laga maqlay degmooyin ka tirsan Gobolkan Banaadir ayaa waxaa uu ka dhacay dhabarka danbe ee safaarada Dowladda Qatar ku leedahay Magaalada Muqdisho oo ku dhow Madaxtooyaddii hore ee Cabdiqaasim Xaafadda Taleex ee Gobolka Banaadir. Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa goobjoogayaal waxaa ay sheegeen in lala eegtay Gaari ay wateen Ciidamo...