Daawo: 11 Arimood Oo Uu Sameeyay Cristiano Ronaldo Laakiin Uuna Lionel Messi Waligiis Samayn Karin

by admin | Thursday, Oct 18, 2018 | 1057 views

Xiddigaha Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi ayaa ah xiddigo ka yaabsaday taageerayaasha kubada cagta kadib markii ay noqdaan labadii xiddig ee ugu horeeyay ee ku guulaysta min shan jeer abaalmarinta xiddiga ugu fiican adduunka ee Ballon d’Or-ka.

Labadan xiddig ayaa sidoo kale isku baacsada waxyaabo badan oo kale oo ah rikoodhayaal ka yaala kubada cagta oo ay tahay xiddiga ugu goolasha badan tartanka champions League.

Hadaba waxa aan muuqaalkan ku soo gudbin doonaa 11 wax oo uu Cristiano Ronaldo sameeyay laakiin uuna Lionel Messi waligiis samayn karin Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

 

Like it? Share it!

Leave A Response