Deg Deg Faah Faahino Dheeraad Ah Oo Kasoo Baxaya Dagaal Kadhacay Deegaano Katirsan Degmada Balcad

by admin | Monday, Dec 24, 2018 | 996 views

Kolonyo Cidan Oo Uu Lasocday Abaanduulka Qeybta 27 Aaad Ee Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed  Gen;Saalax Muumin Muuse Ayaa Waxaa Caawa Wadada Ugalay Rag Lasheegay In Ahaayeen Maleeshiyo Beeleed Iyagoona Halkaasi Uu Kudhexmaray Dagaal Xoogan.

Kolonyadan Ciidamada Ah Oo Uu Lasocday Abaanduulka Qeybta 27Aad Ee CXD Oo Kusii Jeeday Magaalo Madaxda Dowladgobaleedka Hir-shabeelle Ayaa Xiili Ay Marayeen Tuulada Bukuraarka Oo Khiyaastii 18-19 KM Ujirta Degmada Balcad Islamarkaana Kamid Ah Deegaanada Hoosyimaada Degmada Balcad Ee Gobalka Shabeelaha Dhexe Ayaa Waxa Wadada Ugalay Maleeshiyo Beleed Iyagoona Halkaasi Kudhexmaray Dagaal Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac.

Abaanduulaha Qeybta 27 Aad Ee CXD Gen Saalax Muumin Muuse Oo Aaan Laxiriirnay Ayaa Waxa Uu Inoo Xaqiijiyay In Ragaan Wadada Ugalay Islamarkana Uu Sheegay In Ay Yihiin Dagaal Yahanno Katirsan Al-Shabaab Ay Dagalkan Ugadileen Ilaa 4 Qof Oo Katirsanaa Ragii Weerarka Jid Galka Ah Kuqaaday Isagoona Dhinaca Kale Sheegay In Uu Kaqaatay Labo Qoray Oo Ah Nooca Looyaqaano AK 47 Waa Sida Uu Hdalka Udhigay.

Balse Dadka Deeganka Ayaa Waxa Ay Sheegayaan In Maleeshiyadaan Wadad Ugalay Kolonyada Ciidamada Ay Ahaayeen Maleeshiyo Dil Kageysatay Mee Udhaw Isla Deganka Uu Dagalka Kadhacay Iyagona Lasheegay In Ay Dileen Wiil Dhalin Yaro Ah Kaasi Oo Da’diisa Lagu Sheegay 15 Sano Jir Laguna Magacaabi Jiray c/lahi Cusubow Axmed Caraale’ Dilkaasi Ayaana Dabajooga Aano Qabiil Oo Hore

Like it? Share it!

Leave A Response