Deg deg: Xiisad dagaal oo laga dareemayo deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan

by admin | Wednesday, Jul 25, 2018 | 1159 views

Waxaa  xaalad kacsanaan ah laga dareemayaa deegaanka Banyaaleey ee Gobolka Hiiraan halkaas oo ay ku dagaalameen laba maleeshiyo beeleed oo halkaasi wada dega.

Dagaaladii u dambeeyay ee dhexmaray ayaa waxaa ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac iyo barakaca dad farabadan kuwaas oo hadda xaalado kala dwuan ay ku hesytaan deegaano kale oo ka tirsan gobolka Hiiraan.

mid  ka mid  ah Waxgaradka Gobolka Hiiraan ayaa  u sheegay  warbahinta  w in deegaanka Baanyaaley ee Gobolka Hiiraan ay ka jirto xiisad u dhaxeya labadii beelood ee wada dagaalamay

Waxa uu sheegay sidoo kale  in dagaaladaas ay yihin kuwo soo lab laabtey oo u dhaxeya maleeshiyad iksu-0heysta dhul daaqsin ah,balse iminka ay socdaan waan waan lagu qaboojinayo xiisadaas.

Like it? Share it!

Leave A Response