Dowlada hoose ee magaalada baladweyne oo bilowday in dadkii nafada lacag ka qaado.

by admin | Thursday, Jan 9, 2020 | 601 views

Dowlada hoose ayaa ah jilaha ugu hooseeya oo si xor ah loo soo doorto ayaa wax badan oo adeeg ah u qabato bulshada waxaana ka mid ah bixinta dhulka, canshuuraha guryaha ganacsiga adeegyo amni iyo caafimaadba. Maamul dowladeedku ayaa lagu dhex fulin karaa ama soo hoos geli Kara dal, ganacsi, balse hanaanka maamuleed ee lagu howlgalo, go’aanadana lagu fuliyo loo dejiyo sidoo kalana lagu hergeliyo ayaa la yiraahdaa hanaan dowladeed (governance).

qaar ka mid ah dadk ka shaqeeya nafaada   ayaa warbaahinta u shegay in qofkiiba laga qaaday 7 doolar.

 

Like it? Share it!

Leave A Response