Golaha Shacabka oo la horgeynaayo Warbixin ku Saabsan Saameynta Covid 19

by admin | Saturday, Nov 7, 2020 | 353 views

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta taariikhduna ku beegan tahay 7/11/2020 waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka ayaa ah:

  1. Warbixin ku Saabsan Saameynta Covid 19 ee cunto soo saarka iyo nafaqada
  2. Warbixin ku Saaabsan Saameynta Covid 19 ee Ganacsiga
  3. Akh2aad ee H/Sh Socdaalka Somalia

Xildhibaananada Golaha Shacabka ayaa xalay lagu wargeliyay in Maanta oo Sabti ah uu jiro kulanka Baarlamaanka,isla markaana ay soo xaadiraan .

Like it? Share it!

Leave A Response