HORDHAC: Spain Vs Morocco – La Roja Oo Halis Geli Karta

by admin | Monday, Jun 25, 2018 | 1109 views

Spain waxa ay wajeheysaa halis kulanka Morocco, haddii ay ugu yaraan bar bar dhac heli weyso oo looga badiyo wax ka badan 1 waxa dhici karta in ay badiso.

Waa natiijo ku imaan karta haddii ay Iran ka badiso Portugal.

Spain

– Fernando Hierro si lama filaan ah ayuu u xishay Lucas Vazquez balse kama uusan faa’iideysan fursadaas

Advertisement

-Daniel Carvajal waxa uu muujiyey sida uu taam buuxa u yahay kulankii Iran wuuna dheeli doonaa

-Hierro waxa uu dib ugu soo laaban karaa 4-3-3 kulankii Morocco iyada oo uu Alcantara markii ugu horreysay ku soo bilaan karo

Morocco

-Morocco ciyaar cajiib ah ayey soo bandhigtay koobkan aduunka laakiin wali dhibic ma helin

– Nabil Dirar and Nordin Amrabat waxa ay ku loolami doonaan booska weerarka

– Amine Harit waxa uu filyaa in uu kulanka ugu dambeeya ee Morocco ku soo bilowdo kaddib markii uu kaydka u dhacay kulankii Porugal

RAADRAAC:

-Spain 9 ka mida 10kii kulan ee ugu dambeeyey koobka aduunka wey badisay

SAFAFKA LA FILI KARO

https://i2.wp.com/www.laacibnet.net/wp-content/uploads/2018/06/

 

Like it? Share it!

Leave A Response