Inaa Lilaah wa inaa Ileyhi Raajicuun

by admin | Thursday, May 10, 2018 | 1437 views

Waxaan halkan Tacsi Tiiraanyo leh ugu direynaa dhamaan dhalinyarada Reer Tiyeeglow iyo Ceelgaras geerida naxdinta leh ee magalada muqdisho ka dhacdey oo dilka loogu geestey dhalinyarada Deeganka gobolka bakool degmada Tiyeeglow iyo Ceelgaras lagu laayey oo gacan ka xaqdran dishey inaa lilaah wa ina ileyhi Raajicuun Allow Janadii Fardowza ka waraabi AmiiAamiin Aamiin.  

Like it? Share it!

Leave A Response