maamulka gobolka hiiraan oo bilaabay kala qeybinta wariyasha ka howlgala warbaahinta madaxa ee magaalada baladweyne ?

by admin | Saturday, Jul 13, 2019 | 754 views

Iyadoo dhaawan gobolka hiiraan loo soo magacaabay maamul cusub ayaa waxa hada uu bilabay maamulkas in uu kala qeybiyo wariyaasha magaalaadas ka shaqeeya qaarkood ayaa lagu geeyay qaab aan waa nagsaneyn wiyaashas sida aan soo ogaanay .

qaar ka mid ah wariyaasha ka howlga baladweyne aya warbahinta u sheegay in ay jiraan qof jecleysi in dhibaatooyin haysta wariyaasha magaaladas ka shaqeya?

xubno katirsan maamulka gobolka hiiraan oo wax laga weydiiyay aya dhankooda sheegay in ay jiraan shaqsiyaad doonaya in ay isku diraan maamulka gobolka hiiraan iyo wariyasha madaxa banan ee ka shaqeya magaalada baladweyne.

laso wixii soo kordha

 

Like it? Share it!

Leave A Response