madaxda amniga gobolka hiiraan qaarkoo oo markii hore ka mid ahaa ururka alshabaab?

by admin | Wednesday, Jan 2, 2019 | 1024 views

magalada baadweyne ee xunta gobolka hiiraan waxaa ka taagan khilaaf xogaan kaas oo soo gala dhaxgay madaxda gobolka hiiraan kadib markii ay ka shakiyeen sida ay sheegeen mas,uuliyiin ka tirsan mamulka gobolka hiiraan oo warbaahinta la hadaly.

mid ka mid aya yiri: magalada hada waxaa ka jirta xiisad taas oo ka dhalatay laka shaki madaxda ah ka dib markii dad horay u soo naqday amiiro ka tisran shabaab ay ka mid noqdeen laamama aminga gobolka hiiraan.

 

Like it? Share it!

Leave A Response